Ra’isul Wasaare Rooble oo la Dar daarmay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland kula kulmay xubnaha  Guddiga Doorashooyinka Jubaland. Rooble ayaana xubnahan uu la kulmay kala hadlay dar dargalinta doorashooyinka labada aqal ee la filayo in ay ka qabsoomaan deegaanada Jubbaland,waxa uuna kula dardaarmay in ay howsha doorashada u … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo la Dar daarmay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland